Goobjooge

30 min read
Rate this book:
123 pages 2007

About This Book

"Buuggan waxaa lagaga sheekaynayaa, dhacdo xus mudan oo soo martay qaybo ka mid ah bulshada soomaaliyeed. Waa dagaal 1992kii dhexmaray, ururkii la odhan jiray Al-itixaad Al-islaami iyo ururkii la odhan jiray SSDF oo uu hoggaaminayey hab sheeko ah oo lagu qurxiyey dareenkii qofka laga soo weriyey. Ujeedadu waa in wixii umadda soo maray la xuso, duruusna laga qaato."--Cover.

Buy This Book

As an Amazon Associate and Bookshop.org affiliate, BookOrb earns from qualifying purchases.

Write a Review

Sign in to write a review.