Sahan

by

0 min read
Rate this book:
1 pages 1997

About This Book

>**SAHAN** waa sheeko aad u xiiso badan oo xambaarsan xikmadda nolosha iyo xaqiiqada jacaylka dhabta ah, waxayna si xeeldheeri uga hadlaysaa xaaladihii dalkeenna, dadkeenna, dawladnimadeenna, dibad iyo gudaba inna soo maray.Waa mid cashar lagu cibro qaato u dhigaysa dhallinteenna gaar ahaan kuwa uu si ba'an u madaxmaray cudurka Tahriibka iyo Janno moodka qaaradda Yurub oo iyaduba dhibkeed la daalaadhacaysa oo ku jirta halgan joogto ah.

- back cover

Buy This Book

As an Amazon Associate and Bookshop.org affiliate, BookOrb earns from qualifying purchases.

Write a Review

Sign in to write a review.